Resources
Ilaha Qoyska ee Dugsiyada Seattle
Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxaa ka go’an inay arday kasta siiyaan waxbarasho heer sare .
Waxaan u adeegnaa magaalada Seattle. Ardaydeenu waxay ku hadlaan in ka badan 140 luqadood ama lahjado. Shanta luqadood ee ugu sareeya ee ay ku hadlaan qoysaska iyo ardaydu waa: Isbaanish, Soomaali, Shiine, Fiitnaan iyo Amxaari.
Dugsiyadeena waxaa ka mid ah 62 dugsi hoose, 10 K-8, 11 dugsi dhexe, iyo 17 dugsi sare.
Tilmaamaha Luuqadaha Badan
Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay daabacaan macluumaadka muhiimka ah si ay uga caawiyaan qoysaska inay ardaydooda ku taageeraan boggaga internetka ee muhiimka ah oo wata qoraal uu qof turjumay halkii kombuyuutar.
Dhammaan bogaggayaga mareegaha sidan looma daabaco. Haddii aad booqato bogga internetka ee aan lahayn xidhiidhka luqadaha, waxaad isticmaali kartaa Google translate, oo ku yaal geeska sare ee midig.
Ku Cusub Dugsiyada Seattle
Ku soo dhawoow Dugsiyada Dadweynaha Seattle!
Waxaan ku hanweynahay dugsiyadayada abaal-marinaha ku guulaysta, macalimiin heersare ah, barnaamijyo tacliineed oo xooggan, iyo bulsho hawlkar ah.
Ilmahaagu 5 sano ma noqon donaa August 31? Markan waa waqtigii lagu qori lahaa Kindergarten Dugsiyada Dadweynaha Seattle.
Ilmahayga waa la qoray. Maxaa Xiga
Khayraadka
Taariikhaha Sanad-dugsiyeedka
COVID-19 Badbaadada Caafimaadka ee Dugsiyada
Gaadiidka
Cuntooyinka ardayda
The Source
Wararka
Xog Cusub oo Muhiim ah oo Ku Saabbsan Xiritaanka iyo Isku dhafka Dugsiyada
Xog Cusub oo Muhiim ah oo Ku Saabbsan Xiritaanka iyo Isku dhafka Dugsiyada…Warkii Ugu Dambeeyey ee Miisaaniyada iyo Talaabooyinka Xiga ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle
Warkii Ugu Dambeeyey ee Miisaaniyada iyo Talaabooyinka Xiga ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle Qoysaska, Shaqaalaha, iyo Bulshada SPS ee Qaayaha leh, Waad ku mahadsan tihiin dadaalkiina hagar la’aanta ah ee ardaydeena iyo iskuuladayada. Waxaan si aad…Xogta Cusub ee Dugsiyada Ilaha Wanaagsan leh
waxaan sameeyay qorshe dib loo eegay oo kaalmaynaya wax ka qabashada hoos u dhaca miisaaniyada sanad dugsiyeedka 2025-26.Nala soo Xiriir
Ra’yi-celinta mareegaha Waxaad noo soo diri kartaa ra’yi-celin ama talo-bixin mareegaha.
Su’aalaha guud Waxaad u soo diri kartaa su’aalaha Dugsiyada Dadweynaha Seattle foomkayaga Aan Wada hadalno.